Sii hayaha Madaxweynaha K/Galbeed oo goor dhow shir jaraa’id ku qabtay Baydhabo

Sii hayaha Madaxweynaha dowlad goboleedka K/Galbeed C/qaadir Shariif Sheekhunaa ahna Gudoomiyaha Baarlamaanka maamulkaas oo goor dhow warbaahinta kula hadlay Magaalada Baydhabo ayaa ku baaqay in la joojiyo rabshadaha halkaas ka socda maalintii labaad. C/qaadir Sheekhuna ayaa shacabka Magaalada Baydhabo ka wada banaanbaxyada rabshadaha wata ka dalbaday iney xasiloonida ilaaliyaan, wuxuu xusay in dadku ay u … Continue reading Sii hayaha Madaxweynaha K/Galbeed oo goor dhow shir jaraa’id ku qabtay Baydhabo